Max’uud Sayid Aadan “Kenya dhaqaalahoodii iyo dhiigoodii ayey nala garab taagan yihiin”

Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Maamulka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlayey Ururada Bulshada rayidka ah ee Jubaland ayaa ku dheeraaday xaalada Gobolka Gedo iyo faragalinta ay ku heyso Dowlada Dhaxe sida uu sheegay. Waxaa uu sheegay in doorasho aysan ka dhaceynin gobolka Gedo inta laga saarayo ciidamada DF ay keentay gobolkaas, laguna soo … Continue reading Max’uud Sayid Aadan “Kenya dhaqaalahoodii iyo dhiigoodii ayey nala garab taagan yihiin”